Al Shabaab oo Shaacisay tirada Ciidamada ATMIS uga dileen weerarkii Ceel-Baraf

Dagaalyahno katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen saldhiga ciidamada ATMIS ee midowga Afrika ku lahaayeen deegaanka Ceel-Baraf ee hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhaxe. Weerarkan Al Shabaab ku qaadeen saldhiga ciidamada ATMIS ayaa ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac … Continue reading Al Shabaab oo Shaacisay tirada Ciidamada ATMIS uga dileen weerarkii Ceel-Baraf